Deg Deg: Xaglo-toosiye Oo Hogaaminaya Laacabiinta Isku Shaan-dhaynta Biixi Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada + Wasaaradda Loo Magacaabayo

26

Deg Deg: Xaglo-toosiye Oo Hogaaminaya Laacabiinta Isku Shaan-dhaynta Biixi Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada + Wasaaradda Loo Magacaabayo

Ex Wasiir Xaglo Toosiye Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi + Cida Lagu Bedali Doono

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Ka Soo Bur-qanayha Qasrigga Madaxtooyada Somaliland aya waxa ay tibaxayan in ex wasiir Xaglo Toosiye oo ugu Cad-Cadyahay Xubanaha Isku Shaandhayanta U Madaxweyne Biixi Miiska U Saaran

Wararka aya wax ay sheegan in Dr Saleeban Ciise Xaglo Toosiye Lagu Bedeli Doono Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Eng. Cabdirashiid Ducaale Qambi Sida ay Wararku Nagu soo Gaadhayan

Eng. Cabdirashiid Ducaale Qambi aya waxa la sheegaya inu ku fashilmay arrimaha Siyaasada Somaliland Ee Beelaha Dhulbahante, aya waxa la sheegay in lagu Bedeli Doono Ex wasiir Xaglo Toosiye Oo Ah Nin Aqoon U Leh Beelaha u ka soo Jeedo

 

 

Comments

comments