Deg Deg: Jamaal cali Xuseen Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Iyo Xilka Loo Magacaabayo + Cidda Lagu Bedelayo

94

Deg Deg: Jamaal cali Xuseen Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Iyo Xilka Loo Magacaabayo + Cidda Lagu Bedelayo

Warar Hada Soo Gaadhaye Xafiiska Shabakada Wargane News oo ka soo Borqanayah Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada Aya wax aya sheegayan inu aqoonyahan Jamaac Cali Xuseen U Ku Jiro Liiska Cusub Ee Isku Shaandhaynta Madaxweyne Biixi Wado u ku jiro iyo Xilka Loo Magacaabi Doon

Warar lagu kalsoon Yahay oo Aya waxa ay Tibaaxayan in Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen Loo Magacaabi Doono Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Lagu Bedeli Doono Dr Sacad Cali Shire

Warar ka soo Baxaye Qasrigga Madaxtooyada Somaliland aya waxa ay sheegan inay Xukuumadu muuse Biixi Ku Fashilantay Siyaasada Arrimaha Dibada Ee U Gadhwadeenka ka Yahay Dr Sacad Cali Shire Tan Iyo Ila Xukuumada Madaxweyne Siilanaayo, aya waxa la sheegay in U Isku Shaandhaynta u ku jiro wasiirada ay la kici Doonto Saafta Madaxweyne Biixi oo lagu Bedeli Doono Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

Comments

comments