Deg Deg: Xaalada Degmada Tuko-Raq Oo Laga Cabsi Qabo In Dagaal Lagu Ciido Iyo Maamulka Puntland Oo Laga Dareemayo Abaabul ciidan

54

Deg Deg: Xaalada Degmada Tuko-Raq Oo Laga Cabsi Qabo In Dagaal Lagu Ciido Iyo Maamulka Puntland Oo Laga Dareemayo Abaabul ciidan

Warar Noga Imanayah Dhanka iyo Degmada Barekaysan Ee Tuko-Raq aya waxa ay sheegayn in laga Cabsi qabo inu Dagaal Ka Dhex Curto Labada Ciidan Ee Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Wararka Hada Soo Gaadhaye Xafiiska Shabakada Wargane News aya waxa ay xaqiijinayan An Abaabulo Ciidan Laga Dareemayo Ciidamada Maamulka Puntland oo Dhoola Tusyo Awood lah ay ugu Dul-Wareeragyey Fadhiisinada Ciidamada Somaliland

Sido kale waxa la sheegaya inay Diyaarsan Ciidamo Badan oo uga Yimiday Gobalada Somalia oo dhan oo  ugu Deeqay Inay Dagaal la Galan Ciidamada Qaranka Somaliland

Dhanka kala Ciidamada Qaranka Somaliland aya Dhankooda Heegan Culus Ku Jira Oo Isku Diyaariyey Dagaalka Ciidamada Maamulka Puntland, Warkana aya waxa noo soo Xaqiijiyey Goob Jooga Ku Sugan Degmada Tuko-Raq

Comments

comments