Deg Deg: Dagaal Sababay Dhaawac oo Ka Dhex Qarxay Shacabka Magaalada Laascaanood iyo Ciidamada Somaliland

31

Deg Deg: Dagaal Sababay Dhaawac oo Ka Dhex Qarxay Shacabka Magaalada Laascaanood iyo Ciidamada Somaliland

Israsaasayn u dhaxaysa Ciidamada Millitary ga Somaliland iyo shacabka ayaa saaka mar kale ka dhacay magaalada Laascaanood , Israsaasayntaasi ayaa sababtay dhaawac laba qof oo dumara oo ka mida dadkii ka ganacsanayey bartamaha suuqa ,
Dhaawacyadan ayaa la geeyey Cusbitaalka adeega Wacan ee MANHAL, Waxaana hadda lagu daawanayaa halkaasi iyadoo dhaawacyo culsu ay yihiin .

Dhinaca kale , Waxaa jira kacdoon dhinaca shacabka oo ay aad uga caroodeen shacabku falalkani

Source haradiged

Comments

comments