Deg Deg: Maamulka Puntland Oo Hada Hawda Ka Saaray Tv Qaranka Somaliland SLNTV

131

Deg Deg: Maamulka Puntland Oo Hada Hawda Ka Saaray Tv Qaranka Somaliland SLNT

Puntland oo shirkada DSat ku amartey in ay Hawada ka saarto Telefishanka Qaranka Somaliland.
Dsat waa Shirkad ka hawl gasha gudaha Puntland oo bixisa adeega (Receivers) aya waxa ay Amar Ku Siisay Inay Gabi ahanba Hawda Ka Saarto Tvg Qaranka Somaliland Oo Ka Soo Gali Jiray Shirkada Dsat Oo Bixisa Chennel Badan Oo U Ka Mid ah

Comments

comments