Shekhul Beladka Reer Boorama Oo Farrin Culus U Diray Maamulka Puntland Iyo Ardayda Dhigata Jamacada Camiid + Muuqaal

Daawo Shiikhal Baladka Magaalada Borama Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Deegaanka Tukaraq.

Sidoo Kale Waxa Uu Shiikhu Ka Hadlay Amaanka Ardayda Wax Ka Barata Jaamacada Camuud Waxaanu Fariin U Diray Masuuliyiinta Garoowe.

Comments

comments