Deg Deg: Xogahayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Oo Kabaha La Dul-Maray Wasiir Guri-Barwaaqo “Madaxweynahu Cid U Hadasha Ma Haysto” + Muuqaal

18

Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Magacaabista Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliya Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.

Waxaanu Xog-hayuhu Sheegay In Siyaasiyiinta Somaliland Ay Aad Ugu Yartahay Wadaniyadu Islamar Ahaan Taana Ay Ka Horaysiyaan Hawl Maalmeedkooda Shaqo.

Sidoo Kale Waxa Uu Xog-hayuhu Madaxwaynaha Ugu Baqa In Uu Talada Balaadhiyo Oo Aanu Ku Koobin Xisbiga Kulmiye Oo Kaliya

Balse Cidii Dalka Wax U Qabanaysa Uu Ka Qayb Galiyo

Comments

comments