Deg Deg: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Shandhayn Balaadhan Sameyn Doona Iyo Wasiirada Safka Hore Kaga Jira Ee Saftu La Kici Doonto 

70

Deg Deg: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Shandhayn Balaadhan Sameyn Doona Iyo Wasiirada Safka Hore Kaga Jira Ee Saftu La Kici Doonto

Madaxweynaha Somalilland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wadaa in uu bishan aynu ku jirno ee June uu isku shaandhayn balaadhan ku sameeyo Xukuumaddiisa.

In kasta oo uu qorshuhu ahaa in May dhamaadkeeda ku sameeyo Isku shaandhayntaasi Xukuumaddiisa, hadana waxa ka soo dhex gashay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo iminka gabogabo maraysa.

Isku shaandhaynta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku samaynayo Xukuumadiisa ayaa ka danbaysa ka dib markii ay soo baxeen God-dalooliyin badan oo ku saabsan xubnihii uu u xushay in la shaqeeyaan oo aan sidii la rabay uga soo bixin xilalkoodii.

Sida ay Shabakada Wargane News ay Helayso aya waxa ay Xaqiijinaysa In Wasiirada ugu Horeeye Ee Safta Madaxweyne Biixi Ku Dul Dhici Doonto waxa ka mid Ah Wasiirka Warfaafinta Jsl Mr Guri-Barwaaqo Iyo Wasiirka Maaliyada Iyo Wasiirka Ganacsiga Somaliland Iyo Wasiirka Cadaalada

Comments

comments