Deg Deg: Dagaalo Culus Oo Xalay Dhex Maray Ciidamada Somaliland Iyo Maamulka Puntland + Jawiga Degmada Tuko-Raq + Khasaarihi Ka Dhashay

15

Deg Deg: Dagaalo Culus Oo Xalay Dhex Maray Ciidamada Somaliland Iyo Maamulka Puntland + Jawiga Degmada Tuko-Raq + Khasaarihi Ka Dhashay

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo Hada Soo Gaadhaye Xafiiska shabakada Wargane News aya waxa ay sheegayan in Xalay Saqdii Dhex U Dagaal Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

Dagaalkan aya waxa u socday Ila Saacad Iyo 30 Daqiiqo sida ay wararku nagu soo Gaadhayan waxa anay sheegayan, sido kalw waxa la sheegay in xalayto u dagaalku ka bilambay abaaro 3 Hanbeenimo oo ay Ciidamada Maamulka Puntland U Soo Gudban Ciidamada Qaranka Somaliland

Waxana La Sheegay inu Goobta Dagaal Culus oo aan madaafic la is waydaarsan aanu ka Dhicin Goobta, iyada oo xabadahu Hadh balan,

sido kale waxa la sheegay in ay labada Dhanba Khasaara u soo kala Gaadhay dhawac iyo Dhimashaba leh

Wargane News

Office Norwich city

Comments

comments