Deg Deg: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuko-Raq Iyo Ciidamo Badan Oo La Soo Dhoobay Labada Dhinacba + Xaalad Dagaal Oo Laga Cabsi Qabo

30

Deg Deg: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuko-Raq Iyo Ciidamo Badan Oo La Soo Dhoobay Labada Dhinacba + Xaalad Dagaal Oo Laga Cabsi Qabo

Warar Naga Soo Gaadhaye Dhanaca Iyo Deegamada Colaadu Ka Taagan Tahay Ee Tuko-Raq aya waxa la sheegay In Ciidamo Culus la soo Taxay Jiida Hore Ee Labada Ciidan Isku Hor Fadhiyaan

Waxana La Sheegay In Xalayto Ciidamada Maamulka Puntland Laga Dareemay Abaabul Dagaal Oo Ay Saaka Ciidamada Qaranka Somaliland Heegan Culus Galan Oo Ay Ciidamo Badamn Iyaguna Soo Dhooban Jiida Hore

Balse Jawiga Saaka Ee Dagmada Tuko-Raq waa Mid Degan oo Xasilan Balse Colaado Laga Dareemayo Awadeed aya waxa la sheegay In Had Iyo Jeer Dagaal Ka Dhici Karo Goobta Ay Ciidamadu Isku Hor Fadhiyaan

Comments

comments