Deg Deg: Madaxweyne Gaas Iyo Kuxigeenkiisa Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay Wakhti Ay Dagaal Kula Jiran Somaliland + Muuqaal

30

Deg Deg: Madaxweyne Gaas Iyo Kuxigeenkiisa Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay Wakhti Ay Dagaal Kula Jiran Somaliland + Muuqaal

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdi wali gaas ayaa dib uu soo laabtay magaalada garoowe waxaana garooka diyaarada ee garoowe ku soo dhaweeyay gudoomiyaha baarlamaanka Putland iyo wafti uu hogaaminayay gudoomiyhu

Geesta Kale Waxaa garoonka diyaaradaha ee lagu so dhaweeyay madaxwayne gaas ka maqnaa madaxwayne ku xigeenka puntland cabdikariin camay oon ka soo qayb galin soo Dhawaynta madaxwaynaha Sidoo kale waxaa jeediyay qudbadii lagau soo dhaweeyay Madaxwaynaha Gudoomiyaha baarlamaanka Axmed Cali Xaasi

Khilaafka Labada Masuul Ee Ugu Sareeya Maamulka Puntland Ayaa Salka Ku Haya Arimaha Khaliijka Iyo Colaada Ka Dhex Aloosan Somaliland Iyo Puntland Ayada Oo Ay Labadooduba Si Gaar Gaar Ah Ay Ula Xidhiidhaan madaxtooyada Somaliya

Sida aanu Wararka Ku helayna madaxwayne gaas ayaan wakhti xaadirkan diyaar u ahayn in la xaliyo khilaafka isaga iyo kuxigeenkiisa xil ay doorashadii puntlanba ka hadhsantahay muddo lix bilood ahi

Comments

comments