Deg Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Kabaha La Dul-Maray Xukuumada Somaliland Iyo Wasiirada Madaxweyne Biixi + Sababta

21

Deg Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Kabaha La Dul-Maray Xukuumada Somaliland Iyo Wasiirada Madaxweyne Biixi + Sababta

Fanaanka Caanka ah Ee Nicaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan hilaac aya waxa u ka Hadlay Xaalaad Dalku Marayo Gaar ahan Dagaalada Tuko Raq Fanaanka aya waxa u sheegay Sidan Oo U Ku Baahiyey Bartiisa Fb Oo Ku Leeyahay

Ramadaan_Mubarak soomali maxamed
Yaab.com
Wasiiro xukumadu ay soo dirtay oo ka soo jeeda gobolada awdal iyo salal ayaa hada ku sugan boorama kuwaasi oo kulamo gar gaara la yelanaya ganacsatada iyo saladiinta si ay qadhaaN ugu guraan ciidamada #tukoraqxili bulshada gobolka awdal ay la dalaa dhacayan raadashii iyo dhibatooyinkiiay ku reebtay dufaantii sagal. Waxa kale oo jirta in dadka qasab lagaga qaadayo meelaha qaarkood , #Waydhacdaa ka gurta garanwaaga Dhaliyaradana wxan idin leeyahay nabad ayaa laynagu yaqiin . Booramana waa ma gaalo soomali inteeda badani wax ka barato 💙fudayka aabayasheen qaaday iska dhawra 

Comments

comments