Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Laba Qodab Ka Codsaday Culimada Dalka Somaliland + Muuqaal

39

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Laba Qodab Ka Codsaday Culimada Dalka Somaliland + Muuqaal

“Culimada waxaan ka doonayaa inay igala hawlgalaan laba shay oo aan is leeyahay dhibaatooyinka jira oo dhan Hooyo ayey u yihiin, midi waa Qabyaaladda, dhibaatada ugu weyn ee dadku isku dilayaan ee dagaalkan beeluhu usoo noqnoqnayo qabyaaladda ayaa abuurta, waayo dadkii baa dhulkii Ilaahay ina wada dejiyey ayaa qabiil lagu kala sheeganayaa. Dhibaatada labaad waa Qaadka, isna waa Hooyada labaad, marfash baa la isugu yimaaddaa, Ilaahay lagama yaabo, la iskuma waaniyo, marka hawsha qaadka la bilaabayona gabayadii lixdankii baa la keenaa, ka yar ee dhegaystaana waxa uu ku ababaa colaadda iyo belaayadaa reernimo ee gabayadii hore ah,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

 

Comments

comments