Deg Deg: Xaalada Gobalka Sool Iyo Deegmada Tuko-Raq Oo Caawa Laga Dareemayo Jawi Colaadeed + Ciidamo Badan Oo La Keenay

23

Deg Deg: Xaalada Gobalka Sool Iyo Deegmada Tuko-Raq Oo Caawa Laga Dareemayo Jawi Colaadeed + Ciidamo Badan Oo La Keenay

Xaalada Gobalka Sool Oo Gabi ahan Laga Dareemayo Jawi Dagaal aya waxa Caawa Soo Gaadhay Ciidamo Cusub Oo Laga Keenay Gobalada Somalia Si ay u Taageeran Ciidamada Maamulka Puntland Ee Dagaalka Kula Jira Ciidamada Qaranka Somaliland

Sido Kale Maamulka Puntland aya Hub Iyo Ciidamo Soo Dhoobay Duleedka Degmada Tuko-Raq Ee Ay isku Hor Fadhiyaan Labada Ciidan Ee Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Sida aya soo Xaqiijiyan Goob Joogayaal Ku Sugan aya waxa ay Noo soo Xaqiijiyeen In Abaabul Laga Dareemayo Ciidamada Maamulka Puntland Oo Ay SHanqadhoodu Badantahay oo ay Diyaarsadeen Hubkii Iyo Ciidankiiba

 

Comments

comments