Deg Deg: Idaacadi Radio Hargeysa Oo Gabi Ahanba Hawda Ka Baxday Wakhti Dagaalo Lagu Jiro + Wasiir Guri-Barwaaqo Oo Ku Fashilmay

Deg Deg: Idaacadi Radio Hargeysa Oo Gabi Ahanba Hawda Ka Baxday Wakhti Dagaalo Lagu Jiro + Wasiir Guri-Barwaaqo Oo Ku Fashilmay

Idaacadii waynayd ee Radio Hargaysa aya fadhida muddo ku dhow soddon maalmood xilli dalku galay xaalad dagaal oo u dhaxaysa Somaliland iyo Maamul-goboleedka Putland oo kaashanaya Muqdisho waxaa guud aanba aan mudadaasi la maqal idaacadaasi oo qayb la xaadle ka qaadanaysay dhiiri-gallinta Ciidamada kala duwan ee Somaliland gaar ahaan kuwa ku sugan jiida hore.

Dhinaca kale waxay idaacadu kicin jirtay dareenka bulshada waxaanay shacabku garab siin jireen Ciidankooda,

Idaacadaha ayaa ka mid ah aaladaha hubeed ee ugu culus ee loo adeegsaddo dagaalada iyada oo laga Faafiyo waxii guul iyo Borobogaado ah.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo u waramayay TV-ga Star ayaa u sheegay in Idaacadu u fadhido dhanka dabka,

Geesta kale waxaa fadhida Fm-tii Magaalada  Ceergaabo laga dhagaysan jiray,

Comments

comments