Deg Deg: General Moorgan Oo Ka Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadow + Eedo Culus Oo U Jeediyey Qaranka Somaliland

47

Deg Deg: General Moorgan Oo Ka Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadow + Eedo Culus Oo U Jeediyey Qaranka Somaliland

Generaal Mohamed Siyad Moorgan aya waxa u Si Kooban Uga Hadlay Xidhiga Boqor Cismaan Buur Madow oo ku Tilmaamay Mid Qaldan, Sido kalanah Eedo Culus Ujeediyey Qaranka Somaliland Qoraal Kooban OO U Ki Soo Baahiyey Barta Fb Aya waxa ay u Dhigay sidan

HAA, Waa Sax Waan Kasoo Horjeedaa Xariga Suldaan Buur madow , waxaana taageersanahay Soomaalinimada uu Raadiyo Mar walba.

Runtii aad bay iisoo jiidatay Khudbadii Uu kajeediyay Maalin kii caleema Saarka beeldaajaha ee Carmo khudbadaas oo sababtay in Kooxda soomaalidiidku dhibsadaan .

Comments

comments