Deg Deg: Ciidamo Ka Socda Somalia Oo Hada Soo Gaadhay Maamulka Puntland + Ujeedada Socdaalkooda

42

Deg Deg: Ciidamo Ka Socda Somalia Oo Hada Soo Gaadhay Maamulka Puntland + Ujeedada Socdaalkooda

Magaalada Garoowe  Ee Caasimada Maamul Goboleedka Putland Ayaa Waxaa Soo Gaadhey Ciidan Tiro Badan Oo Ka Socda Maamul Goboleedyada Somalilya,Ciidankan Ayaa  Ka Qayb Qaadanaya Sida La Sheegey Dagaalka U dhaxeeya Puntland Iyo Somaliland.

Maamulka Putland Ayaa Hore Ushaaciyey Inaanu Istaagi Doonin Dagaalka  Ay Kula Jiraan  Somaliland Ilaa Iyo Inta Ay  Dib Ula Soo Noqonayaan Deegaano Ay Somaliland Ka Qabsatay.

Puntland Ayaa Qorshaynaysa Inay Soo Qaado Dagaalkii Ugu Cusla Kaas Oo Ay Ku Doonayso Inay Kula Wareegto Deegaanka Tukoraq Oo Ciidamada Somalind Fadhiisin U Ah.

Sidoo Kale Dawlada Somaliland Ayaa Maamihii Ugu Danbeeyey Ciidamo Tiro Badan Ku Daabulaysay Deegaanka Tuko-raq  Oo Ciidamada Somaliland Hore Ay Ugu Qabsadeen Ciidamada Maamul Goboleedka Putland.

Guud Ahaaba Bulshadii Ku Noolayd Deegaanka Tuko-raq Ee Gobalka Sool Waa Ay Ka Barakaceen Deegaankaasi Waxanu Deegaanu Isku Bedelay Goob Ciidan Oo Ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Putland Waxaa Laga Cabsi Qabaa Inuu Dagaal Mar Kale Goobta Ka Qarxo.

Comments

comments