Somaliland: Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Xaalada Laascaanood Balse Muxu Ka Yidhi

29

Somaliland: Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Xaalada Laascaanood Balse Muxu Ka Yidhi

Mujaahid Cali Guray Oo Qoraal Kooban Kaga Hadlay Xaalada Magaalada Laacaanod aya waxa u Ka Yidhi Sidan

Laascaanood weligeed may noqonin goob dagaal dadkeeduna maalin kamay qixin. Maanta waa loo soo qaatay shirqoolo is huwan baa ku socda lakiin NO WAY noqon mayso

Comments

comments