Deg Deg: Dawladda Qatar Oo Markab Hub Ah Soo Siisay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo + Sababta

35

Deg Deg: Dawladda Qatar Oo Markab Hub Ah Soo Siisay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo + Sababta

Dawlada Qatar ayaa waxaa ay Markab hub ah u soo dirtey dalka Somaliya , iyada oo jabisay Qaraarqaramada midoobey kaga mamnuucay hubka tan iyo sanadki 1992

Sidaas waxaa lagu baahiyey qoraal wargeyska Al-Bayaan qoray maalin ka hor , wararka ayaa intaas ku daray In dawlada Doha ayy sida ay u kuurgalayaashu tilmaameen uga jeeddo inay ku maamusho oo saameyn ku yeelato wadamada Africa iyo inay joogtayso gacan ku yeelashada ururada Argagixisada ah .

 

Al-Bayaan waxaa ay intaas ku dartey in dawlada Qatar hanaan Tahriibin ah ay hubkan u soo rartey , iyada oo ka dhigaysa in uu sido kaalmo binu aadam-nimo iyo samofal ku waajahan Somaliya

Waxaana ay dawlada Qatar Hubkan marisay sida ay wararku sheegayaan Hay’adda “QATAR Charity ” taas oo lagu eedeeyo maalgalinta argagixisada

Comments

comments