Deg Deg: Ciidamada Booliska Gobalka Sool Oo Toogtay Xildhibaan Ka Mid Ah Somaliland + Xaaladiisa Caafimaad + Cida Ka Danbeysay

25

Deg Deg: Ciidamada Booliska Gobalka Sool Oo Toogtay Xildhibaan Ka Mid Ah Somaliland + Xaaladiisa Caafimaad

Ciidamadda Booliska Gobolka Sool Gaar ahaan kuwa Degmadda Laascaanood Ayaa Dhawaac Gaadhsiiyay Xildhibaan Fihiima Yuusuf Quuje Oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Degaanka Degmadda Laascanood Xil ay Ku Sugnayd Xafiiska Tvga Som News Ee Laascanood.

Sida Ay Xaqiijisay Xildhibaan Fahiima  waxa ay sheegtay in Ciidamaddan Amar Soo Siiyay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi khayre Dirir.

Comments

comments