Deg Deg: Fanaaninta Hodan Cabdiraxmaan Iyo Yurub Geenyo Oo Lagu Soo Celiyey Kooxda Xidigaha Geeska Balse Yaa Guddoomiye Ka Noqon Doona

59

Fanaaninta Kooxda Xidigaha Geeska Oo Sanadki Dhaw Ka Xaydhiyey Kooxda Xidigaha Geeska aya waxa ay Imika Dib Ugu Soo Celiyeen Labada Fanaan Ee Hodan Cabdiraxmaan Dheere Iyo Fanaanada Yurub Geenyo

Iyada Oo Sanadki Hore Kooxda Xidigaha Geeska Laga Eryey 5 Fanaan oo kale ah Fanaanka Caanka ah Ee Nimcaan Hilaac Iyo Yuusuf Jeego iyo Hanad Iyo Hodan Cabdiraxmaan Iyo Fanaanada Yurub Geenyo

Warar Ka Imanayah Kooxda Xidigaha Geeska aya waxa ay sheegayan In Dib Logu Soo Celiyey Labada Fanaana Ee hodan Iyo Yurub Geenyo

Sida Kale waxa La Sheegayah Inay Kooxdu Wali Isku Hayso Xilka Guddoomiyanimada Cidii Loo Igman Laha Iyada Oo ay Sanadki Hore Kooxda Xidigaha Geesku Ka Caydhiyeen Xilka guddomiyanimada Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax

Balse warar Hoose aya waxa ay sheegayn Inu Wali Xilka Si Hayn Doono Fananka ay Ugu Magacaaban Side Ku Meel Gaadhka ah Ee Al Fanaan Mohamed Axmed Bakaal Cirro

Comments

comments