Somaliland: “Caafimaadkaygu Waa Wanaagsanyahay Waxaanan Leeyahay Hakaraamo Seegina Habaar Laygu Kari Waaye”.Proff Galaydh

102

Proff Cali KHALIIF Galaydh oo kusugan Dalka Maraykanka ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad aad u wanaagsantahay, isgaoo u jawaabaya Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo duray Caafimaadka Proff. Galaydh

Comments

comments