Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Barcelona Vs Juventus Live Stream

Barcelona ayaa Camp Nou ku soo dhawanaysa kooxda horyaalka Talyaaniga haysata ee Juventus, waxayna wada ciyaari doonaan kulanka ugu horeeya ee Champions Leaque ee ka tirsan Group D. Tababaraha Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa caawa bilaabanaya waayihiisa Champions Leaque balse kulankan ayaa u noqon doona tijaabo adag kadib markii ay kooxdiisu soo wada guulaysatay saddexdii kulan ee ay horyaalka La Liga ka soo ciyaartay.

Barcelona ayaa Juventus soo dhawaynaysa iyada oo kulankii sabtidii 5-0 ku xasuuqday kooxda ay isku magaalada yihiin ee Espanyol balse sidoo kale Juventus ayaa kulankan iskeenaysa iyada oo 3-0 ku soo garaacday kooxda Chievo ee kulankii horyaalka Serie A.

Comments

comments

SHARE