Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Leicester City vs Chelsea + Shaxdii Ugu Waalida Casayad

Chelsea ayaa maanta la ciyaareysa Leicester City – Antonio Conte ayaana doonaya inuu gaaro guushii sadexaad ee xilli ciyaareedka kadib markii uu laba guul iyo hal guuldaro helay sadexdii ciyaar ee hore.

Shinji Okazaki ayaa gabi ahaan kulankaan seegay, waxaana kulankaan kasoo muuqday Slimani oo keydka fadhiyay kulamadii ugu dambeeyay.

N’Golo Kante ayaa kusoo bilowday kulanka ay kooxdiisa ku ciyaareyso King Power Stadium, halka Bokayoko iyo Fabregas ay si wadajir ah ugu soo bilowdeen.

 

Comments

comments

SHARE