Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda Somaliland ka hana qaaday iyo doorashooyinka Somaliland kusoo foolka leh.

 

Comments

comments