Koobka daahfurka u ah xilli ciyaareedka kubada cagta Ingariiska ayaa ka dhacaya maanta garoonka qaranka Ingariiska ee Wembley iyadoo ay fooda isku saarayaan kooxda hanatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ee Chelsea iyo kooxda hanatay koobka FA Cup xilli ciyaareedkii dhamaaday.

SHAXDA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD

ARSENAL: Cech, Bellerin, Holding, Mertesacker, Monreal, Oxlade-Chamberlain, Elneny, Xhaka, Welbeck, Iwobi, Lacazette.

Keydka: Ospina, Kolasinac, Niles, Giroud, Walcott, Willock, Nelson.

CHELSEA: Courtois, Azpilicueta, David Luiz, Cahill, Moses, Fabregas, Kante, Alonso, Willian, Batshuayi, Pedro.

Keydka: Caballero, Rudiger, Christensen, Scott, Boga, Musonda, Morata.

Comments

comments

SHARE