Islaamic Online: Bushaaro Waxa La Iidin Hir Galiyey Dadka Jooga Qaarada Yurub Inay Onlin Ku Baran Karaan Maadooyinka Islaamka Ah

Waxa La Iiidn ku Bishaaraynaye Dhamaan Dadka Jecel Waxbarashada islaamic ah in lagu helw yareeyey oo aad onlin ku qaadan karto guur kasta iyo meelkastaba waxana Dugsigan Onlinka Ku Baxaye Idin Furtay Nuura Yuusuf Umu Sakariye Oo Ku Sugan Magaalada Hargeysa Dugsigan Oo U Gaar Ah Hablaha Oo Kaliya Iyo Caruurta Yar Yar Aya Waxa Aad ka Heli Karta Madooyinka Islamic Ah Oo DHan Sida Qur,anki Iyo Tawxiidki Iyo Fiqiga Iyo Tafsiirka oo inta Ku Dheer

Sido Kala Nuuri Waxa Ay Ku Soo Takhasustay Sharreecada Shahaadooyin Kala Dowana Waxa ayna ku dhigatay shareercada dalka sucuudiga manhajka ku baxa luuqada safaxa ah ee dawalada sucuudi carabiye

Wixii Faah Faahin Ee aad Hadaba Uga Baahantahay Islaamic Online Waxad Ka Heli Karta Nuura Yuusuf Umu Sakariye Haday Tahay Xaga Diiwaangalinta Iyo Habka ay wax u maamulayso iyo wakhtiyada aad kaga qalin jabin Doonti La Xidhiidha 252634700078 whatapp or vuber contect now rigest now

Dugsigan Ay waxa logu magac Daray Islaamic Online Hadaba Hadi Aad Joogto Qaarada Yurub Oo Aad u lahada Caruurta Meel Ay Qur,ank Ka Dhigtaan Waxad Si Toos Ah Uga Diiwaan Galisa Ciwaanada Hoos Ku Quran Iyo Nuberada Aadiga Oo Ilmaheegi ku joogo  guriga Ayar Ka Faaidayso Internet

Waxana Aad Mari Doonta Waxbarashada Onlin Ka Ah Galinka Hore Iyo Kalinka Danbe Iyo Habeenkii Intaba Waxad

Wxaad Si Toos Ah Iskaga Diiwaan Galin Doonta Numberkan 4700078 kalana Xidhiidh Whatapp or Viber

Waxanad si toos Ah Ugula Kulmi Doonta Barta Skype Ay Ku Ladahay Ee

Comments

comments

SHARE