Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Weftigii Madaxweyne Siilaanyo U Khilaaf Ka Dhex Qarxay Iyo Cida Ka Danbeysay

warar lagu kalsoon yahay oo ay helaso bahda warbaahinta aya waxa ay wararku sheegayn inu khilaaf ka dhex qarxay weftigi madaxweyne siilaano ee ku sugna Dalka Dubia waxana ay wararku nagu soo gaadhyen inu ka bilaabmay khilaafkani Boqortooyadda Sucuudiga oo u yeedhay Madaxweyne Siilaanyo iyo wasiir Maxamuud Xaashi Oo KU Qacan Saydhay oo ka diiday inay Tagan Dalka Sucuudiga

Boqortooyadda Dalka Sucuudiga ay waxa ay Si sharaf lah ugu yeedhan Madaxweyne Siilaanyo si ay ugala tashadan arrimaha Ceelasha shidaalka iyo saldhi laga hir galin doono dalka jsl oo hore uga diiday Wasiirka Qasrigga Madaxtooyadda Jsl

Si kastaba ha ahata waxa ay wararku sheegayn inu wefti madaxweyne siilaanyo u qabsamey laba xybnood oo ay Xubno ka mid ah wasiirka maaliyadu ku raacday in la taggo dalka sucuudiga oo maxamuud xaashina ka diiday

Comments

comments