Deg Deg: Heshiiski Kooxda Khaatumo Iyo Somaliland Oo Qirin Qiir Ku Jira Oo Faraha Ka Sii Baxaye

warar lagu kalsoon yahay oo ay helayso Bahda shabakada wargane.co oo ka soo gaadhaye dhanka iyo magaalada Buuhoodle ay waxa madax-dhaqameedka beesha Dhulbahanta waxa ay wacad ku maren inu hadi dib uu dhaco heshiiski 10ka juley ee magaalada burco

sida ay helayso shabakadda wargane.com aya waxa ay Qaar ka mid ah Odaayaasha iyo waxgaradka beesha dhulbahanta ay la shiran Cali Khaliif galaydh aya waxa ay isku muqif qaatan inay Meel Wadadhigan inay isku raacan hadi u heshiisku dib u dhaco inay faraha kala baxan

Sida ay hore xukuumadda Somaliland u sheegtay waxay sheegan inaany 10 ka juley aanu ka dhacayn shirki burco oo la iskugu iman doono shirar yar yar oo ka dhici doona Magaladda Cayn

Balse Heshiiskan aya waxa ay muwqif isla qaatan beesha Dhulbahante in hadi u dhaco ay faraha kala baxi doonan

Comments

comments