Deg Deg: Cali Guray Muxu Ka Yidhi Kaadh Qaadashada Codbixinta

Mujaahid cali guray oo si faah-fahsan uga hadlay Kaadh qaadashada codbixiyaash oo u adeegsaday maah maah culus oo ku dhirri galinaysa inu qof walba qaato kaadhkiisa u xaqa u layahay waxanu qoraal koban so dhigay barta baraha bulshada

HADHAW BAY DHURANTAA
MA DHEXJOOGIN TIDHAA
WAA DHARAARE DHACSO
OO QAADO KAADHKA CODBIXINTA

Comments

comments