Deg Deg: Somaliland Oo Laga Aqoonsan Doono Maal-Maaha Soo Socda Dalalka Sucuudiga Iyo Imaarada Iyo Laba Shardi Oo Lagu Xidhay Aqnoonsiga

135

Deg Deg: Somaliland Oo Laga Aqoonsan Doono Maal-Maaha Soo Socda Dalalka Sucuudiga Iyo Imaarada Iyo Laba Shardi Oo Lagu Xidhay Aqnoonsiga

Kulamo Xasaasi aha oonagu soo gaadhaye Xafiiska Shabakadda wargane aya waxa ay sheegayan inay dawladda imaaradka Iyo Boqortooyada Sucuudigu dhan uga soo wada jeestan aqoonsiga Somaliland oo Shuroodo ay ku xidhan iyo noocay hiyiin

Hadaba Xubno ku sugan Imaaradka oo u kow ka hayah Wiilka U Sodaga u yahay madaxweyne Siilaanyo oo arrimaha Xaga Hore Kaga Jira aya waxa u Ku Dhiiri Galiyey Madaxweyne Siilaanyo Iyo La Taliyahiisa Khaaska ahba inay saxeexan arrimahan Iyo Shardiyadaba Balse Shardiyadu Maxay Yihiin

1-Dawladda Sucuudiga aya waxa ay somaliland ku xidhay inay ku wareejiso Hawada Sare Iyo Gadiidka Cirka waxa aanay Sido kala ku xidhan iany ku wareejiyen Laba Saldhi Oo Kala ah Laas qaoray Iyo Saylac Oo ay dhigi Doonan Radar System

2-Shardiga Labad ay Dawlada Isku Taga imaatadku ku xidhay Aqoonsiga Somaliland iany ku soo wareejiyen Madaarka Guud Ee Hargeysa Iyaga OO Hore Ula Wareegay Madarkii Gobalka Saaxil

 

Comments

comments