Deg Deg: Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Imika Si Adag Uga Hadashay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Farmaajo Kana Hadlay 26ka June

Afhayeenka qasriga madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland xussen adan dayr oo si kolol uga hadlay Hadalo ka soo Yeedhay Xukuumadda Uu Taliyo Madaxweyne Farmaajo Oo ahayad Xuska 26ka June ooxalay laga Xusay Magaaladda Muqdisho logana Dabaal Degay

Sida u Hadlka U Dhigau Xuseen dayr aya ahada sidan waxanu ku bilaabay inay tahay maanta waa laba ciidood oo is barkan oo kala aha ciida fitriga iyo Ciida Xuska 26ka June

Waxanu isaga oo Hadlkiisa Wata Yidhi Farmaajo marka u layahay 26ka june soomaali oo dhan baa wada leh wuu ku khaldan yahay ee 26ka june somaliland ayaa si khaas ah u leh oo waa goobti koowed ee calan soomaali Ay ladahay laga Taago Jsl Gaar ahan Caasimada Hargeysa

Ujeedada calankaasina waxay ahad in inta la qaado calank Guumeystayaasha Gobalada Somalidu Degto in loo geeyo oo la sameyo Hal Qaran Oo Somaliya la Yidha Lakiin Fikirkaasi wuu Dhicisoobay, laakiin sa waxa muuqata In 57 Sanno Dabada ay riyadaasi ku sii hadhay somaliya,

Xukuumadda Farmaajo wax au yaala hawlo aad u farro badan oo kala ah Tii amniga Iyo Tii Hormarka Iyo Tii La isku Aamini laha

 

 

Comments

comments