Sawirka Gacalisadda Cristiano Ronaldo oo Wareeriyay Barraha Bulshadda

380
Georgina Rodriguez has sparked further speculation with the latest Instagram pos

Sawiradda Laga Qaado Gacalisadda Cusub ee Xidiga weyn ee real Madrid ahna laacibka ugu Wanaagsan Aduunka ee Cristiano Ronaldo  ayaa Buuq ka dhalisa baraha Bulshad ee dadku ku Kulmaaan.

Georgina Rodriguez oo xidhiidh la leh Xidiga Real Madrid ayaa Tuhumo badan dhalisay iyadoo warbaahinta caalmku isha si gaar ah ugu hayso Halka uu reer kani ku danbayn doono.

Georgina oo 22 jir  ah ayaa Sawir Soo dhigtay Barta ay ku leedahay Instagram keeda
iyadoo dhakhtar la sawiran isla markaana gacanta Caloosha ku Haysa, taasi oo sababtay in
la isla dhex maro in ay uur u leedahay xidiga Real Madrid ee Christiano Rolando.Lakinse markii dambe waxa cadaatay in ay la sawiran tahay dhakhtar qaabilsan qaliinadda Qurxinta.

Arintan oo ay ka hadashay Ronaldo Hooyadii ayaa waxa ay tidhi:

“Wax micna ah ma samaynayso in ay caloosheeda gacanta ku haysaa, waxanan idiin sheegayaain aanu Ronaldo xiligan Ilma yar caloosha loogu sidin”

Waxayna intaa ku dartay

“Waxaan aad u jeclaan lahaa in Ronaldo uu caruur badan dhalo, sababta oo ah hadda lacag ayuu haysaa, wuuna korin karaa, sidoo kale waxa uu jecel yahay in uu aabo noqdo mar kale”

Xidiga Real Madrid ee Ronaldo ayaa hore u dhalay Wiil la yidhaa Rolando Junior oo aan la shaacin Hooyadii.

Comments

comments