Haay’ad laga leeyahay dalka Ingiriiska isla markaana lagu magacaabo Somali Media Entertainment ayaa waxaa ay sheegtay in lacag dhan 45,000 Dollar ay ku leedahay fanaaniinta kooxda xidigaha geeska .

Masuul u Hadley shirkadaasi ayaa waxaa uu sheegay in ay lacagtaasi ku fan gareeyeen fanaan Cabdi Hani oo ay u xareeyeen casuumad marti qaad ah oo dalka Ingiriiska ah balse casuumadaasi markii ay u soo baxdey isla markaana ay maalgalin ku bixiyeen uu fanaanku diiday in uu dhoofo

Sarkaalkan u Hadley shirkadaasi ayaa waxaa uu sheegay in arintan loo xidhay fanaan Cabdi Hani

Comments

comments