Sheekhii dadka ay jinku ku jiro ku dabaabi jiray duleedka Hargeysa isla markaa iminka u guuray magaalada Baligubadle oo halkaas uu a furtey xarun weyn oo dadka uu jinka , sixirka iyo isha uu kaga saaro ayaa warbaahinta la Hadley.

Sheekh Cabdi Xaq ayaa waxa uu iska difaacey eedo ay qaar ka mid ah culimada dalku ay u jeediyeen isla markaana waxaa uu sheegay in uu isagu dadka ku dabiibaayo Qawlka ama hadalka alleh isla markaana aanu aheyn qof sixiroole ah

Sidoo kale sheekha ayaa sheegay in uu waligii magaalada Baligubadle uu joogi doono ilaa inta uu ka dhimanaayo

Comments

comments