War Deg Deg Ah: Talyihii Madaafiicda Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Dilay + Cida Dishay

56

Alleh Ha U Naxariistee wararka soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in taliyihii madaafiicda ee ciidamada qaranka Somaliland la dilay

Taliyaha ayaa waxaa lagu dilay xereda ciidamada qaranka ee Hargeysa isla markaana waxaa dilkaasi u geystay askari ka tirsan ciidamada qaranka oo la sheegay in ay isku Family Yahiin

Ma Cada ilaa hada sababta taliyaha uu u dilay askarigu sidoo kale ilaa hada shabakada Ilaysnews.com looma soo xaqiijin in ciidmadu gacanta ku soo dhigeen Askarigii dilka geystay iyo in kale

Comments

comments