War Deg Deg Ah: Maxbuuskii Saddeexaad Oo Iminka Jeelka Burco Ugu Dhex Dhintey Xanuuka Shuban Biyoodka .

24

Waxaa Goor dhaweyd jeel weyn ee magaalada Burco ugu dhex geeriyoodey maxbuuskii saddexaad ka dib markii uu ku dhacay xanuunka shuban biyoodka.

Laba Maxbuus oo hore ayaa jeelka Weyn ee magaalada Burco ugu dhintey xanuunka shuban biyoodka
Warkan ayaa waxaa iminka warbaahinta u sheegay wasiirul Dawalaha wasarda Cadaalda Khadar Axmed Diiriye oo xafiiska warbaahinta kula Hadley

Comments

comments