Wiil Uu Dhalay gudoomiyihii ugu horeeyey SNM Muj Axmed Jimcaale ayaa waxaa uu maanta la Hadley warbaahinta isaga oo ka ilmeeyey dulmi uu sheegay in qoyskoodu ay ka tirsanayaan xukuumada Madaxweyne Siilanyo,

Muwaadinkan oo la yidhaahdo Samatar Axmed Jimcaale  waxaa uu sheegay in dhul ay lahayeen qoyskoodu ay xukuumadu xoog iyo sifo aan sharci aheyn uga qaadeyso waa sida u hadalka u dhigaye

Comments

comments