War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Iminka Magacaabis Sameeey

22

Wareegto goor dhaweyd ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo nuqul ka mid ahi soo gaadhey shabakada Wargane ayaa lagu magacabaay La taliyaha Arimaha Dhaqaalaha iyo Maamulka Madaxweynaha Soomaaliya.

Xilkan ayaa waxaa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabey in uu qabto Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Amiin Axmed Sheekh Cabdiraxmaan.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa horey u magacabnay la taliyaal dhoor ah uu leeyahay , waxaana inta badan la taliyaasha Madaxweynaha la sheegaa in ay yihiin saaxiibo dhaw kuwa ay ahaayeen iyo qaar ay horey usoo wada shaqeeyeen.

Comments

comments