War Deg deg ah Xildhibaan Golaha Degaanka Ceerigaabo Oo Geeryoodey

27

Alle haw naxariistee waxa sida lasoo sheegay saqdii dhexe caawa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maammul-goboleedka Puntland ku geeryoodey Xildhibaan-C/laahi Jaamac  (Suulcayn) oo kamid ahaa Xildhibaannada Golaha Degaanka Ceerigaabo kanasoo baxay Xisbiga Kulmiye.

Xildhibaankan geeryoodey ayaa lasheegay markiisa horeba xaalad caafimaad awgeed inuu u tegey Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maammul-goboleedka Puntland ee uu caawa ku geeryoodey.

Comments

comments