Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Kulanka Finalka Copa Del Rey Ee Barcelona Vs Alaves (Live Stra)

isa Barcelona waxaana afarta difaaca ah ku soo wada bilawday Maschernao, Gerard Pique, Samuel Umtiti iyo Jordi Alabi halka khadka dhexe ay wadaagi doonaan Ivan Rakitic, Sergio Busquets iyo Andres Iniesta.

Dhinaca weerarka Paco Alcacer ayaa buuxiyay booska uu Luis Suarez ganaaxa kaga maqan yahay halka Lionel Messi iyo Neymar JR ay ka garab ciyaari doonaan. Luis Enrique ayaa Barcelona soo safay kulankiisii ugu danbeyay wuxuuna doonayaa in uu kula guulaysto koobkiisii saddexaad ee Copa Del Rey saddexdii xili ciyaareed ee uu kooxda maamulayay.

Comments

comments

SHARE