Jaaliyada Somaliland ee ku nool dalka Imaraadka ayaa waxaa ay xaflad baaladhaan oo soo dhaweyn ah magaalada Dubia ugu sameeyeen Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro iyo Hogaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan oo halkaasi safar ku jooga.

 

Comments

comments