Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland waxaa uu khudbadiisii maanta ee saalada Jumce uu kaga hadley sheekh maalmihii ugu danbeeyey duleedka magaalada Hargeysa ku dabiibaayey kumanaan qof.

Sheekha ayaa waxaa ku sifeeyey sheekhaas mid soo shaqo tagay isla markaana waxaa uu ku baaqay in sheekhaas go,aan laga gaasho .

Sidoo kale Aadan Siiro ayaa hoosta ka xariiqey in sheekhaasi uu waxyeelo ku yahay diinteena iyo dadnimadeena waa sida uu hadalka u dhigaye

Comments

comments