Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu bulshada reer Somaliland ugu hanbalyeeyey curashada bisha barakeysan ee Ramadaan

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu dhamaan dadka Muslimiinta ah u rajeeyey in bishan bisheeda uu ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo

Comments

comments