Wasiirka arrimaha  dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa VOA u sheegay in diyaaradaha Imaaraadku ay saldhigga militari ee garoonka Berbera u isticmaali karaan howlgallada militari ee Imaaraadku dibedda ka fuliyo. Wasirka ayaa wareysigan uga hadlay wadahadalladii Somalia iyo Somaliland. Jacfar Kuukaay ayaa wasiirka ku wareystay xarunta VOA ee Washington.

Comments

comments