Saafi Cabdimaail Muuse Coldoon oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley cafiskii iyo saamaxadii uu maanta u sameeyey madaxweyne Siilanyo.

Saxafi Coldoon ayaa waxaa uu u mahad naqay madaxweyne Siilayo iyo cid kasta oo ka qeyb qaadatey sidii loo sii deyn lahaa xoriyadiisana uu dib ugu heli lahaa

Comments

comments