Xildhibaan Aareeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobalka Salal ayaa waxaa uu hadalo kaftan u badan ka jeediyey madal lagu shaacinaayey guri qasri ah oo loo dhisaayo suldaanka guud ee Somaliland.

Xildhibaan Aareeye ayaa waxaa uu sheegay in gurigani uu noqon doono goob ay beesha Reer sheekh Isaxaaq sandaladooda ugu soo hagaagi doonan oo ashkatadooda la iman doonan hadii ay Beesha Ciise Yahiin

Comments

comments