Daawo Fanaanka Axmed Zaki Oo Galabta Hargeysa Ka Soo Degay Iyo Qaabka Loo Soo Dhaweeyey

383

Fanaanka caanka ah ee Axmed Zaki ayaa waxaa uu galabta ka soo degay garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa , ka dib 10 sanadood oo uu Hargeysa qurbaha kaga maqnaa

Fanaankan oo si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka ayaa waxaa uu sheegay in uu Hargeysa ku qaban doono bandhig faneedyo kala duwan

Comments

comments