Dhacdo la yaab leh ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa taas oo ah in gabadh si xun loogu jidh dilay gudaha magaalada Hargeysa wiil ay jeclaatay oo kasoo jeeda beesha la hayb sooco ee Gabooye,waxaana dhacdadan si adag uga hadlay madax-dhaqameedka Beesha Gabooye,Xisbiga WADDANI iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Comments

comments