Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Malaga Vs Real Madrid (Live Stream)

Real Madrid ayaa hal dhibic uga baahan in ay koobka La ligha ku guulaysato wuxuuna Zidane kulankan doonayaa in ayna wax qalad ah samayn. Zinedine Zidane ayaa sidii caadada u ahayd goolkiisa ku soo bilaabay Keylor Navas waxaana afarta difaaca ah ku wada jira Danilo, Varane, Ramos iyo Marcelo.

Zidane ayaan khadkiisa dhexe wax isbadal ah ku samayn wuxuuna u soo xushay Casemiro, Toni Kroos iyo Luka Modric halka Isco uu markale ku soo bilawday booska kubbad sameeyaha isaga oo caawin doona Benzema iyo Ronaldo.

Comments

comments

SHARE